Madaxweynaha Somaliland Oo Golaha Guurtida U Gudbiyay Codsiga Muddo Kordhinta Wakiilada.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Golaha Guurtida u gudbiyay codsiga muddo kordhinta Golaha Wakiilada Oo 13-sanno Oo hore fadhiyay . Hoos ka akhrisyo codsiga muddo kordhinta Wakiilada