Xukuumadda Somaliland Oo Waraaq U Dirtay Qaramada Midoobay Ay Ku Sheegayso In Aanu Khusayn Go’aankii Soomaliya Ku Eriday Ergayga QM.

(SLT-Hargaysa) Xukuumadda Somaliland ayaa warqad ay ku cadaynayso in aanu khusaynin caydhintii Laga caydhiyay Soomaliya Ergayga Qaramada Midoobay . Nuqulka qoraalkaas ayaa u dhignaa sidan