DAAWO: “WADDANI Wuxu Wataa Ajande Aan Somaliland Ahayn”. Faysal Cali Waraabe Oo Weeraray WADDANI Iyo Wadahadaladii Xisbiyada Oo Lagu Kala Kacay ..

(SLT-Hargaysa) Shirarkii saddexda xisbi Qaran ee Somaliland u socday oo burburay. Faysal Cali Waraabe ayaa isna weeraray Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO