Isku Dhaca Laba Gaadhi Oo Sababay Dhismashada Sideed Ruux Magaalada Burco Iyo Xukuumadda Oo Daawanaysa Shilalka Gadiidka Ee Dadkii Dhameeyay.

(SLT-Burco)-Siddeed qof ayaa geeriyooday, laba kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii shil gaadhi uu ka dhacay duleedka magaalada Burco.

Shilkan ayaa ka dhashay laba gaar oo isku dhacay, waxaana maydka iyo dhaawac dadkan la geeyay cisbitalka guud ee magaalada Burco.

Labada gaardhi ee isku dhacay ayaa mid ahaa gaadhi rakaab halka mid kalena uu ahaa gaadhi booyad ah, Halkan hoose ka DAAWO