Monthly Archives: January 2019

Xog Waranka Dhex Maray Muuse Biixi Iyo Xubnaha Jeegaanta Ee Xukuumada Ku Jira Oo Shugri Baandare Weheliso….W/Q Sakariye Awaare

Waa Muuse Biixi oo fadhiya balakoonka sare ee Madaxtooyada, waxa la fadhiyey ninka la yidhaahdo Rodol ee duulista iyo Ina Cali bile waxa

Posted in Articles | Leave a comment

Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Qaban-qaabiyay Barnaamijka Nafaqada Hooyada Iyo Dhalaanka

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)ayaa maanta furay barnaamijka nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo ay qayb ka noqonayaan ururdda aan dawliga

Posted in focus, News | Leave a comment

Wafti Uu Hoggaaminayo Garaad Guud Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Oo Si Weyn Loogu Soo Gaadhey Somaliland Iyo Ujeedada Safarkiisa

(SLT-Hargeysa)-Garaad Guud Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Oo Si Weyn Loogu  Soo Gaadhey Somaliland Iyo Ujeedada Safarkiisa, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Hanti Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Baadhis Ay Ka Bilaabeen Dawladda Hoose Ee Hargeysa Iyo Xafiisyo Ay Qufusheen

(SLT-Hargeysa)-Qanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Baadhis Ay Ka Bilaabeen Dawladda Hoose Ee Hargeysa Iyo Xafiisyo Ay Qufusheen, Halkan hoose

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Bulshada U Caddeeyay Dastuurku Waxa Uu Ka Qabo In Madaxweynuhu Uu Kala Diro Golleyaash Deegaanka

(SLT-Hargeysa)-Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Bulshada U Caddeeyay Sharcigu Waxa Uu Ka Qabo In Madaxweynuhu Uu Kala Diro Golleyaash Deegaanka Dalka, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Leave a comment

Hanti Dhawraha Somaliland Oo Baadhis Ka Bilaabay Dawladda Hoose Ee Hargeysa Xafiisyo Uu Albaabada Iskugu Dhuftey Oo Uu Qufulo Ku Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Hanti dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg-deg ah ka bilaabey dawladda Hoose ee Hargeysa isla markaana waxaa uu albaabada

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Xiisad U Dhaxaysa Laba Beelood Oo Ka Taagan Deegaanka Xariirad Ee Gobolka Salel Iyo Odayaal farriin U Diray Xukuumadda

(SLT-Hargeysa)-Xiisad Ka Taagan Deegaanka Xariirad Ee Gobolka Salel Iyo Waxgarad farriin U Diray Xukuumadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

War Deg-deg Ah: Qarax Ka Dhacay Magalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid gaari, isla markaana uu ka dhacay

Posted in focus, News | Leave a comment

Wakiilka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Hudheel Ku Yaalla Nairobi

(SLT-Nairobi)-Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay Huteel ku yaalla Magaalada Nairobi, oo

Posted in focus, News | Leave a comment

Muqdisho: Taliyaha Ciidamadda Soomaliya Oo La Kulmay Sarakiil Midawga Yurub Ka Socota.

(SLT-Muqdisho)Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalkaasi Soomaaliya Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Esa pulkkinen oo ah Madaxa EUTM u

Posted in focus, News | Leave a comment