Monthly Archives: December 2018

Xogta Iyo Dhaqamada Dhaxal Sugaha Koowaad Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

(SLT-Hargeysa)-Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin ka warramaysa Xogta Iyo Dhaqamada Dhaxal Sugaha Koowaad Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Posted in focus, News | Comments Off on Xogta Iyo Dhaqamada Dhaxal Sugaha Koowaad Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DAAWO: “Dalkeenu Waa Dal Qani Ah Laakiin Dadkiisu Waa Dad Faqiir Ah…” Wasiirka Maaliyadda Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay khataro ka jirta Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Dalkeenu Waa Dal Qani Ah Laakiin Dadkiisu Waa Dad Faqiir Ah…” Wasiirka Maaliyadda Somaliland

40 Askari Oo Ka Soo Goostay Jabhadda Uu Hoggaamiyo Kornayl Caarre Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Dararweyne Ee Gobolka Sanaag

(SLT-Dararweyne)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay Deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag maanta ku soo dhaweeyay tiro ka badan 40 Askari oo ka soo goostay

Posted in focus, News | Comments Off on 40 Askari Oo Ka Soo Goostay Jabhadda Uu Hoggaamiyo Kornayl Caarre Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Dararweyne Ee Gobolka Sanaag

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabis Sameeyey

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee garabka Haweenka u magacaabey

Posted in focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabis Sameeyey

Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Ergayga Gaarka Ah Ee Dawladda Turkigu U Soo Magacowday Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Ergayga Gaarka Ah Ee Dawladda Turkigu U Soo Magacowday Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya, Halkan hoose

Posted in focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Ergayga Gaarka Ah Ee Dawladda Turkigu U Soo Magacowday Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Tacaddiyadii Somaliland Ka Dhacay Sannadkan 2018-Ka Oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Bandhigey.

(SLT-Hargeysa)-Tacaddiyadii Somaliland ka dhacay sannadkan (2018) oo maanta Hargeysa lagu soo bandhigey. Agaasimaha xarunta xuquuqul insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland Guuleed Axmed Jaamac (Dafac)

Posted in focus, News | Comments Off on Tacaddiyadii Somaliland Ka Dhacay Sannadkan 2018-Ka Oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Bandhigey.

DAAWO: “Anigu Waxa Aan Ka Mid Ahay Dadka Hooyadood Umusha Ku Dhimatay Ee Caafimaadka…” Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka somaliland Dr. Xasan Ismaciil Yuusuf Warsame ayaa ka warramay xaaladda caafimaadka dalka iyo dhibaatooyinka jira, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Anigu Waxa Aan Ka Mid Ahay Dadka Hooyadood Umusha Ku Dhimatay Ee Caafimaadka…” Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

DAAWO: “Waanu Dhisaynaa Dhammaan Madaarada Dalka, Waxa Kale Oo Aanu Dhisaynaa 7 Dekedood…” Wasiir Cabdillahi Abokor

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Horumarinta Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu soo bandhigay waxa ay qaban doonaan sannadka soo socda, Halkan hoose

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Waanu Dhisaynaa Dhammaan Madaarada Dalka, Waxa Kale Oo Aanu Dhisaynaa 7 Dekedood…” Wasiir Cabdillahi Abokor

War Deg-Deg Ah: Madaxweeynaha Somaliland Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis; Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Guyrxan Agaasimaha wasaaradda

Posted in focus, News | Comments Off on War Deg-Deg Ah: Madaxweeynaha Somaliland Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Dawladda Ingiriiska Oo War Ka Soo Saartay Haweenaydii Samantha Lewthwaite

(SLT-London)Sirdoonka Dalka UK ee loo yaqaan M16 ayaa sheegay in Haweeneyda u dhalatay dalkaas hase yeeshee ku biirtay Al Qaacidda ee Samantha Lewthwaite,

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Ingiriiska Oo War Ka Soo Saartay Haweenaydii Samantha Lewthwaite