DAAWO: “Waxaanu La Dagaalamaynaa Muuse Biixi Iyo…”Kornayl Caarre Oo Soo Dhaweeyay Abaanduulihii Aagga Bari Ee Somaliland Iyo Ciidammo U Wato

Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhawayn u sameeyay abaanduulihii aagga bari ee ciidammada qaran Somaliland kornayl Cabdi Raan iyo ciidammo uu wato oo ku biiray jabhadiisa, Halkan hoose ka DAAWO