DAAWO: Sarkaal Hore Uga Goostay Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo Dib U Soo Laabtay, Kana Hadlay Isbadalkiisa.

(SLT-Hargaysa) Taliye Gamaal Baaxad, oo ka soo goostay Jabhadda uu hoggaamiye Kornayl Caarre, ee fadhigeedu yahay Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Taliska millateriga Somaliland ee Hargeysa.

Taliye Baaxad, oo hadlay ayaa sheegay in uu dib u soo laabtay kadib markii Xukuumadda madaxweyne Biixi, saxday khaladaad deegaamada uu ka soo jeedo ay ku samaysay Xukumuuaddii madaxweyne Siilaanyo. Hoos ka DAAWO