DAAWO: Magaalada Burco Oo Laga Dhisaayo Xarun Lagu Shaybaadho Xoolaha

(SLT-Burco) Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa Magaalada Burco ka dhagax dhigay xarun lagu shaybaadhi doono Xoolaha Nool. Hoos ka DAAWO