Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Siciid DAHABSHIIL Oo Faah Faahin Ka Bixiyay APP Cusub Oo Lacagta Ugu Diri Karto Meel Kasta Oo Adduunka.

English

DAAWO: Siciid DAHABSHIIL Oo Faah Faahin Ka Bixiyay APP Cusub Oo Lacagta Ugu Diri Karto Meel Kasta Oo Adduunka.

(SLT-London)Gudoomiyaha Shirkada TalkRemit Siciid Maxamed Siciid (Dahabshiil) oo ah wiil uu dhalay ganacsadaha weyn ee Dahabshiil ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey APP cusub oo aad lacagta meeshii aad adduunka ka doontid ugu dirsan kartid.


APP-kan cusub oo lagu magacaabo TalkRemit ayaa waxaa maalgeliyey Gudoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Maxamed Siciid.

SIciid Dahabshiil oo u waramayey Telefishanka BBC qaybta afka Soomaaliga ayaa sheegay in APP-kani uu soo kordhin doono adeegyo fududaynaya isu dirka lacagaha iyo horumarka Ganacsiga, iyadoo ay dheertahay inaad APP-kan kala hadli kartid ehelkaaga ama qofkaad lacagta u dirtay, wuxuu leeyahay messenger sida Whatsapp ka oo kale ah, uma baahnid inaad xawaalad tagto, meelkasta oo aad joogto waxaad isticmaali kartaa Guri, Xafiis, Shaqada ama Suuqa .

APP-kan waxaad ka heli kartaa Play Store ama Andriod.

HOOS KA DAAWO WARAYSIGII GUDOOMIYE SMS:

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top