DAAWO: “Muuse Biixi Waxa Uu Ku Yidhi Wasiirradiisa Igalama Hadli Kartaa Arrimaha…” Xisbiga UCID Fashil Ku Eedeeyay Xukuumadda Somaliland

(SLT-Boorama)-Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID cabdinaasir Buuni ayaa ka fashil ku eedeeyay hab maamulka xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO