Madaxweyne Biixi Oo Haweenka Somaliland U Soo Jeediyay Inay Isku Soo Sharraxaan Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota, Dalka-na Hoggaamiyaan

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay kulan ballaadhan oo ay qaar kamid ah haween weynaha dalka Somaliland ku qabsadeen caasimadda Hargeysa.

Muuse Biixi Cabdi madaxwaynaha Somaliland wuxuu haweenka u soo jeediyay; in ay isku soo sharaxaan doorashada madaxtooyada ee soo socota oo ay dalka hoggaamiyaan, Halkan hoos ka DAAWO