DAAWO: Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Dbi U Dhaca Doorashooyinka Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinka wakiillada iyo deeganka ku yimid ay sabab u yahiin xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo WADDANI, balse aaney xukuumadu wax sabab ah ku laheyn, Halkan hoose ka DAAWO