Bulshada Degmada Faqaayuub Oo Iskaa Wax Uqabso Ubilaabay Dhismaha Wadada Dubeeri 

(SL-T Burco)Wadada Dubeerin Ayaa Kamida Wadooyinka Baylahan Oo Ay Inta badan Dhibaato Kala Kulmaan Bulshada Rayidka Ee Ku Safarysa,  Xukumadda Somaliland Ayaa Umuuqata Mid Aaan War Ka hayn.  

Halkan Ka Daawo Muuqaalka