Monthly Archives: December 2018

,, kaftanka caawa , only habar jeclo ,, .

Caawa reer awoowgay bah xabuusho ayaan la kaftamayaaye , Ilmaadeerayàloow waataa o dhan jirteen baqaha barri karow ,doorkii dhawayse waxaa u badasheen baqaha

Posted in Articles | Comments Off on ,, kaftanka caawa , only habar jeclo ,, .

Ku Eedeysane Dambile Dagaal Mise U Sharaxane Madaxweyne Dawladgoboleed!

General Maxamed Siciid Morgan waxaa la gudboon inuu is qariyo oo uu ka dhuunto wajiga siyaasadeed ee umada Somaliyeed balse is muujintiisu waxay

Posted in Articles | Comments Off on Ku Eedeysane Dambile Dagaal Mise U Sharaxane Madaxweyne Dawladgoboleed!

Madaxweyne Muuse Waa Markii Imisaad Ee Uu Ku Wacad Furro Xisbiga Mucaaridka ah Haddana Uu Sawir Lagallo

Waxaa ugu Horeyntii Loo Balansanaa Arbacadii Toddobaadkii hore Taas, oo loo balamay in Si Dhab ah la isugu Yimaado Fadhi lagaga Arinsanayo Arimihii

Posted in Articles, focus | Comments Off on Madaxweyne Muuse Waa Markii Imisaad Ee Uu Ku Wacad Furro Xisbiga Mucaaridka ah Haddana Uu Sawir Lagallo

Sooyaalka Golaha Guurtida. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Taariikhda Koowaad: Aasaaskii golaha guurtidu waxa uu ahaa 1983, qaybta galbeedka SNM waxa ay lahaayeen odayaal SNM ka tirsanaa oo ka soo talaabay

Posted in Articles | Comments Off on Sooyaalka Golaha Guurtida. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Ciidammo Ka Soo Goostay Jabhadda Kornayl Caarre Oo Sheegay In Caddaalad-darradii Ay Somaliland Kaga Tageen Mid Ka Xun Kala Kulmeen Maamulka Puntaland.

(SLT-Dararweyne)-Askari u ciidamada ka soo goostay Jabhadda Kornayl Caarre, ayaa sheegay in markii hore ay caddaalad darro uga tageen Somaliland balse tii mid

Posted in focus, News | Comments Off on Ciidammo Ka Soo Goostay Jabhadda Kornayl Caarre Oo Sheegay In Caddaalad-darradii Ay Somaliland Kaga Tageen Mid Ka Xun Kala Kulmeen Maamulka Puntaland.

DAAWO: “Gobolka Awdal Miisaaniyadda Qaranka Waxba Ugama Jiraan…” Ramaax Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumadda Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxa uu si adag u dhaliilay xukuumadda KULMIYE, halkan hoose

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Gobolka Awdal Miisaaniyadda Qaranka Waxba Ugama Jiraan…” Ramaax Oo Si Adag U Dhaliilay Xukuumadda Somaliland

DAAWO: “Waxaanu La Dagaalamaynaa Muuse Biixi Iyo…”Kornayl Caarre Oo Soo Dhaweeyay Abaanduulihii Aagga Bari Ee Somaliland Iyo Ciidammo U Wato

Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhawayn u sameeyay abaanduulihii aagga bari ee ciidammada qaran Somaliland kornayl Cabdi

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Waxaanu La Dagaalamaynaa Muuse Biixi Iyo…”Kornayl Caarre Oo Soo Dhaweeyay Abaanduulihii Aagga Bari Ee Somaliland Iyo Ciidammo U Wato

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Curashada Sannadka Cusub Ee Miilaadiga Hambalyo U Diray Shacabka Reer Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2019-ka awgeed, kuna beegan 25-ka bisha Rabiicu-taani, 1440-ka ee

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweyne Muuse Biixi Oo Curashada Sannadka Cusub Ee Miilaadiga Hambalyo U Diray Shacabka Reer Somaliland

Ruushka Oo Xidhay Muwaadin Mareykan Ah Oo Lagu Eedeeyay Basaasnimo

(SLT-Moscow)-Ruushka ayaa magaalada Moscow ku xidhay muwaadin Mareykan ah oo ay ku eedeeyeen inuu basaas yahay, sida ay sheegtay warbaahinta Ruushka. Hay’adda Adeega

Posted in focus, News | Comments Off on Ruushka Oo Xidhay Muwaadin Mareykan Ah Oo Lagu Eedeeyay Basaasnimo

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aad Ee Jaamacadda Frantz Fanon University.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka qayb galay dufcaddii 2aad ee ka qalin-jabisa Jaamacadda Frantz Fanon University ee magaaladda Hargaysa, waxaana munaasibadda qalin-jebinta

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aad Ee Jaamacadda Frantz Fanon University.