DAAWO: Madaxweyne Muuse Oo Burco Ka Sheegay In Somaliland Godoonka Ay Ku Jirto Ay U Adkaysan Doonto

(SLT-Burco) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo safar ku tagay Magaalada Burco ayaa Sheegay In Somaliland godoonka siyaasiga ee ay ku jirto ay u adkaysan doonto . Hoos ka DAAWO