“Dalku Wuxuu Maraya Meel Khatar Ah Waana Wakhtigii Guurtidu Badbaadin Lahayd “Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiramxaan

(SLT-Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah Saldiinta waa wayn ee Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada Dalku maraayo muddo sannad Ah oo Muuse Biixi Cabdi xilka hayay . Hoos ka DAAWO.