DAAWO: “Muuse Biixi Xilka Waa Laga Qaadya Haduu Wadi Kari Waayo”. Guddoomiyaha Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay isbedelka siyaasadda geeska afrika iyo saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xilka laga qaadi doono Madaxweyne Muuse Biixi haddii uu wadi karo waayo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO