DAAWO: “Eritrea Iyada Oo Aanay Wali La Heshiin Jabuuti Ayaa Laga Qaaday Cunaqabatayntii, Waxa Gacan Weyn Ka Gaystay Farmaajo….” Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay isbedelka ka socda geeska afrika iyo saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO