” Madaxtooyadu maanta waa halka ay ka soo Burqanayso Naxliga, Nacayb-shaha iyo kala qaybinta Ummada” Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha cadaalada ee xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa si adag ugu jawaabay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, Halkan hoose ka DAAWO