Xidlhibbaan Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

(SLT-Hargeysa)-Xidlhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ka dib markii Qarax loogu xidhay Gaadhigiisa, Halkan hoose ka DAAWO