Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidammada Booliska Deegaanka Soomaalida Oo Mucaawinooyin U Qaybiyay Dadkii Ku Barakacay Dagaal Beeleedkii Ka Dhacay Deegaanka Dhumay

focus

Ciidammada Booliska Deegaanka Soomaalida Oo Mucaawinooyin U Qaybiyay Dadkii Ku Barakacay Dagaal Beeleedkii Ka Dhacay Deegaanka Dhumay

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada Booliska Deegaanka Soomaalida ayaa kaalmo u qaybiyay dadkii ku barakacay dagaal Beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

Dadka Caawimada loo qaybiyay ayaa ku sugan magaalooyinka Dharkayn Geenyo iyo Saax-dheer.

Caawimadan ayaa waxa bixiyay oo dadkii colaada ku barakacay madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top