“Haddii Garoowe Laga Qaxi Waayo Beenaale Igu Dhaha…” Xildhibaan Nacnac Oo Si Adag Uga Hadlay Xarunta Baarlamaanka Ee Puntland Ka Dhisaneyso Degmadda Badhan Ee Gobolka Sanaag

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac ayaa xaaraan ku tilmaamay xarunta labaad ee baarlamaanka Puntland ka dhisaneyso degmadda Badhan ee gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO