Kaftanka Maanta , Qaybinta Biladaha Sannadka 2. Ahmed Nour Guruje

Bilada is daad-raacinta iyo is dhaafinta , Badhaani

Bilada abaabulka iyo orodka , madaalaha xisbiyada ambassador safina.

Bilada adkaysiga iyo aragtida Muniir Axmed Cigaal .

Bilada hormuudka jeegaanta Yaasiin Olol .

Bilada fanka iyo fanaaniinta seerbiya .

Bilada inanta sanadka khadra halgan .

Bilada falsafada iyo fogaan araga , dharbaan .

Bilada fariidnimada Sharmaarke Abdi Laki Qaloonbi .

Bilada aftahan nimada faysal jama geele .

Bilada doobabka mohamed mirre ( ilka case )

W/Q: Ahmed Nour Guruje