Connect with us

somalilandtoday.com

SOOMALIYA: Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Safaro Caalamiya Ugu Baxay Waddamada Maraykanka Iyo Hindiya.

focus

SOOMALIYA: Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Safaro Caalamiya Ugu Baxay Waddamada Maraykanka Iyo Hindiya.

(SLT-Muqdisho)Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka qeyb gali doono shir caalami ah oo looga hadlayo Sharciga, Cadaaladda iyo Horumarka.

“Waxa aan maanta safar shaqo ugu baxayaa dalka maraykanka halkaas oo aan kaga qaybgali doono shir looga hadlayo sharciga, caddaaladda iyo horumarka. Waxa kale oo aan halkaas kulamo kula yeelan doonaa madax ka tirsan Dawlada Maraykanka”ayuu yidhi Guddoomiyaha.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale sheegay in shirkaasi kadib uu tagi doono dalka Hindiya islamarkaana uu kaga qeyb gali doono shir caalami ah.

“Waxa kale oo aan halkaas uga sii gudbi doonaa dalka Hindiya oo aan kaga qaybgali doono shirka caalamiga ah

ee Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Sare ee Adduunka”ayuu yidhi Baashe Yuusuf.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top