DAAWO: Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaad Sannad Kadib Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Sicir-bararka

(SLT-Hargaysa) Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xilka haysay muddo sannad ku dhaw ayaa ku fashilnaty wax ka qabashada sicir-bararka aafeeyay Dalka. War bixin Telefeeshinka SAAB umuurtaas ka diyaariyay Hoos ka DAAWO