DAAWO: “Madaxweynuhu Waa Inuu Amma Tallo Keena Amma Tallada Dadka Qaata “ Sheekh Aadan Siiro

(SLT-Hargaysa) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo kamid ah culimada waa wayn ee Somaliland ayaa Ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu amma tallo keeno amma tallada Dadka Qaato. Hoos ka DAAWO.