DAAWO: “Xirsi Buuggiisa Uu Qoray Been Ayuu Iga Sheegay “. Wasiirkii Hore Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore Maaliyada Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo waraysi siiyay TV-ga ERYAL ayaa ka hadlay qodob ku jira Buugga Hoggaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan qoray ee Miyiga ilaa Madaxtooyada socsaalkaygii guusha. Hoos ka DAAWO.