Monthly Archives: November 2018

DAAWO: “Somaliland Waa Inay Ka Hortagtaa Sii Aan Cunaqabataynta Hubka Looga Qaadi Lahayn Soomaliya “Cabdillaahi Dhoolayare

(SLT-Hargeysa)-Cabdillahi Maxamed Ducaale Wasiirkii wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Riyaale ayaa ka digay in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya, Halkan hoose

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “9 Bilood Ayuu Joogay Bil Kaliyana Muu Imanin…” Guddoomiye Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayasha Somaliland Oo U Jawaabay Ku Xigeenkiisa.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye Hay’adda Barakacayasha Somaliland Cabdikariin Xinif ayaa waxa uu jJawaabay Ku Xigeenkiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Ku :Mundane Madaxwayne Muse Bixi Cabdi.

Mundane madaxwayne bulshadeena reer somaliland waxa weeye bulsho dhaqaale ahaan u badan sabool , Aqoon ahaan u badan dad aan waxna akhriyin waxna

Posted in Articles | Leave a comment

Sawirka. Xasuuseed: Siyaasadii Arrimaha Debadda Ee Wakhtigii Daahir Rayaale .

Sawirka. Xasuuseed: Siyaasadii Arrimaha Debadda Ee Wakhtigii Daahir Rayaale .

Posted in focus, News | Leave a comment

Aadan Muuse Jibriil Oo Ku Taliyay In Jagooyinka Waa Wayn Ee Xukuumadda Aanay Cid Gaar Ah Ku Uururin.

Magacaabista Dr.Yassiin Faraton ee wasaaradda arrimaha Dibeddu waxay buuxinaysa waax wayn oo dawlad Wanaagga Somaliland ka maqna intii ka dambaysey Madaxwyne Cigaal ka

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Geele Iyo Farmaajo Oo Ku Kala Irdhoobay Isbadalka Geeska Afrika

(SLT-Jabuuti)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo xukuumadiisa, ayaa u qaadan la’ sida ay dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uga hoos dustay

Posted in focus, News | Leave a comment

Xaqiiqda Dhabta Ah Ee Magacaabistii U Dambeysay Ku Dhisnayd Iyo Tallo Siinta Dadweynaha, Khadar Sh.C/Lahi Iyo Wasiir Abgaa

Dunida Umad iyo dal waliba waxa ay leeyihiin qaab dhismeed nololeed oo ka midho rogta tiirarka mabaadiida’ dhaqan kooda, diintooda iyo siyaasadooda gaarka

Posted in Articles | Leave a comment

Muuse Biixi; Caliga Guracan Iyo Dulmiga Uu Gacan, Gurtida Iyobarlaamku Mey Kula Socdaan

Abwaan gabyey baa yidhi; aduunyadu waa silsilad socotoo wareegta subaxba waa ceeyne, waa qoraal aan doonayo inaan dadka somaliland u iftiimiye cadeemo buuxa,

Posted in Articles | Leave a comment

“NIDAAMKA CAYMISKA SOMALILAND: Khataraha Shirkaddaha Caymiska,Dayaca Dawladda, iyo Dhoohanaanta Dadweynaha” W/Q: Bashiir Cali

Salaanta Islaamka oo diiran kadib. Marka ay ardeyda jaamacadda ee aad baraha u tahay kugu boobaan Su’aaalo muhiim ah oo la xidhiidha Nidaam-ka

Posted in Articles | Leave a comment

Go’aanka Xukuummadda Ka soo baxay! W/Q Ibraahim Khadar Siciid

Xaaladdo gaar ah uun baa dhaqdhaqaaqa oo cawayntu qayb a yahay la mabnuuci karaa oo waa ‘Xaaladaha Deg degga (Emergency Situation).’ Taasna waa

Posted in Articles | Leave a comment