Monthly Archives: October 2018

“Sidii Aan U Fahmay Khudbaddii M. Biixi.” … Cabdinaasir Axmed Abraham

Ugu horreyn aan magaca Rabbi ku furto qoraalkaygan. Bariido kaddib, waxa aan wadaagi doonaa wixii iiga baxay khudbaddii Madaxweynaha Qaranku “Muuse Biixi Cabdi”

Posted in Articles | Leave a comment

Cusbitaalaka Guud Ee Borama Oo Xabad Daawo Ah Qofka Bukaanka Ahi Kaga Dhimanayo Hadii Aanu Lacag Haysan Maxaa Ka Jira?

Dawlada mas uu liyadeeda iyo waa jibaad keeduba waxa wee yaan daryeelka qofka shacabka cashuurta dadka laga qaado sababta looga qaada waxa weeyaan

Posted in Articles | Leave a comment

49 Guurada Kacaakufkii Kacankii Oktoobar 1969-1991

Waxay ahayd abaara 3;00 Am habeenimo 1969kii markii Ciidamada qalabka sidaa qabsadeen Xaruntii Villa Somalia.Radio Muqdisho iyo dhamaan Xarumihii Boliska kooxda hoggaaminaysay Inqilaabka

Posted in Articles | Leave a comment

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaal Dad Badan Ku Dhinteen Oo Mar Kale Ka Qarxay Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaal Dad Badan Ku Dhinteen Oo Mar Kale Ka Dhacay Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool,

Posted in focus, News | Leave a comment

Xirisi Cali Xaji Xasan Oo Soo Bandhigaya Buug Qoray Oo Uu Ugu Magacdaray Miyiga Illaa Madaxtooyadda

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu soo bandhigayaa buug uu qoray oo uu ugu magacdaray Miyiga

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

DAAWO:”Saacado Kooban Dhawaqii Koomiishanka Ayaan Aqbalay Natiijada Waxaase Yaab Leh In Madaxweynuhu Sannad Kadib Shaki Ku Jiro, Wixii Uu WADDANI Ka Sheegay Run May Ahayn”.Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa jawaab waafi ah ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweyne

Posted in English, focus, News | Leave a comment

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Soo Cusbonaaday Beelaha Wada Dega Gobolka SOOL

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay dagaal beeleed dad badan oo ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Dhumay oo

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Dayrisay Xaalada Dalku Ku Sugan Yahay.

(SLT-Hargeysa)-Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI ayaa si weyn ugu dayrisay xaaladda ay maanta marayso Somaliland, Halkan hoose

Posted in focus, News | Leave a comment

“Kalmada Tanaasul Ee Uu Isticmaalay Guddoomiye Cirro Waa Sax Qanuunka Doorashada…” Prof Cabdi Cali

(SLT-Hargeysa)-Marka laga tago kaftankiisa dacaayadda ah ee uu hoosta ka tuuro had iyo jeer, wuxu caddeeyey in uu ogol yahay horena u ogolaaday

Posted in English, focus, News | Leave a comment

In Ka Badan 50 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Laba Beelood Ku Dhex-Maray Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

(SLT-Waxaa sare u kacay dadkii ku dhintay dagaalkii deegaanka Dhumay ku dhex maray labada beelood, waxayna hadda kor u dhaafayaan konton qof. Halkan

Posted in focus, News | Leave a comment