Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Dibudhaca Ku Yimaada Doorashooyinka Wax Ka Masuul Ah Madaxweynaha, Wixii Ummaddu Ka Yeelaysana Tallo Qaran Ayay Ka Yeelan”. Xisbiga WADDANI

focus

DAAWO: “Dibudhaca Ku Yimaada Doorashooyinka Wax Ka Masuul Ah Madaxweynaha, Wixii Ummaddu Ka Yeelaysana Tallo Qaran Ayay Ka Yeelan”. Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta shir iskugu yimid waxaa ay war ka soo saareen arrinta kominshanka doorahsooyinka iyo doorashooyinka la rabo inay dalka ka dhacaan

Mas’uulyiintani waxaa ay sheegen in dib u dhac ku yimaada doorashooyinka soo socda uu masuulyadeeda qaadi doono madaxweynuhu isla markaana waxaa ay sheegen in aaney ka xisbi ahaan aqbali doonin in kominshankani doorasho danbe u qabtaan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top