DAAWO: “Madaxweyne Hadaad Qarankan Laaluush Ka bixiso Illaahey Aduu Kalaa Xisaabtamaya…” Ugaas Cabdirisaaq

(SLT-Hargeysa)-Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali oo ka mid ah madax dhaqamaeedka reer Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku ammaanay hawlo uu dalka ka hirgaliyay, baaq-na u diray siyaasiyiinta mucaaridka ah, Halkan hoose ka DAAWO