DAAWO: Xisbiga UCID Oo Ku Baaqay Tallo Qaran Haddii Doorashooyinkii Madaxweynahu Qaban Waayay.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu sheegay in guddiga doorashooyinku ay si cad ugu sheegeen inay gacanta ku  hayaan lacagtii lagu galayay doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka balse aanay madaxtooyadda Somaliland aanay diyaar u ahayn inay doorashooyinka dalka ka qabsoomaan, halkan hoose ka DAAWO