DAAWO: Garoonka Diyaaradaha Ee Ugu Wayn Uguna Casrisan Oo Laga Dhisay Magaaladda Istanbul Ee Dalka Turkiga: Ka Bogo Qaybihiisa Kala Duwan

(SLT-Istanbul) Garoonka ugu casrisan uguna wayn Caalamka oo Turkigu Istanbul ka dhisay. Hoos ka DAAWO qaybaha uu ka kooban yahay.