Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Dayacday Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Handaraabay Heshiiskii Lala Galay.

advertise

Somaliland Oo Dayacday Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Handaraabay Heshiiskii Lala Galay.

(SLT-Hargaysa) Hoggaamiyihii Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaan muddo iminka warkiisa la haynin halka uu ku danbeeyay kadib markii uu cadho kaga tagay Somaliland. Gobolka SOOL oo dhibaato dhinaca degaanka iyo qadiyadda Somaliland ahi ka taagnayd muddo dheer ayaa loo arkaayay imaanshihii Siyaasi Cali Khaliif Galaydh inuu wax wayn ka tari doono, balse waxay u muuqata inay Somaliland mar kale dayacday siyaasigaas iyo Gobolka Sool ba .

Geesta kale heshiish Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo la gashay Cali KHALIIF Galaydh iyo Khaatumo ayuu dhanaba u socod siin waayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xilka kala wareegay Madaxweyne Siilaanyo, waxaana la odhan karaa qodobada uu handaraabay ayuu ku daray heshiiskii Khaatumo iyo Cali Khaliifba.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top