DAAWO: Colaada Degaanka Dhumay Oo Raad Xun Yeelatay Iyo Duruufta Dadkii Ku Barakacay Oo Laga Dayrinaayo.

(SLT-Laascaanood) Colaada beelihii ku dagaalamy degaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka SOOL ayaa yeeshay raad fool xun iyadoo laga dayrinaayo dadkii ku barakacay. Hoos ka DAAWO.