DAAWO: Xisbigii Ugu Horeeyay Ee Koomiishan In La Badalo Codsadaa WADDANI Maha Hore Ayay U Dhacday “. Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Jaaliyada Ku dhaqan Magaaladda Sheffield. Guddoomiye Cirro oo arrimo badan ka hadlay Hoos Ka DAAWO.