DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Mubaasibad Loo Qabtay Ardayd Ka Qalin Jabisay Jaamacadda Beder

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Saylici iyo xubno kamid ah Golaha Wasiirada ayaa ka qayb galay munaasibad Hargaysa loogu qabtay arday waxbarashadii ka dhammaysay Jaamacada Beder. Hoos ka DAAWO Hadalkii Madaxweyne kuxigeenka .