DAAWO:”Xirsi Waxaanu Ku Kala Baydhnay Siilaanyo Dabadii Reerka Iyo Qaranka Xaggaa Loo Hayaaminaya “Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi oo xalay ka qayb galay munaasibad lagu daah furaayay Buuga Miyiga Ilaa Madaxtooyada ee uu qoray Xirsi Cali Xaji Xasan . Maxamuud Xaashi oo ka hadlay waxay isku midka ka ahayeen Xirsi xiligii xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo iyo waxay ku kala duwanaayeen. Hoos ka DAAWO.