DAAWO: Khudbadii Qoraaga Buuga Miyiga Ilaa Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaji Xasan Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Daah Furka

(SLT-Hargaysa) Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay sababtii ku dhalisay buuga miyiga ilaa Madaxtooyada, Dadkii ka caawiyay iyo qodobo kale. Hoos ka DAAWO khudbadii uu ka jeediyay daahfurka buuga.