DAAWO: “ Buuga Xirsi Wuxuu Dhalinyaradda Tusayaa In Qofkii Dadaala Uu Guul Gaadhi Karo “. Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo kamid aha masuuliyiintii ka qayb gashay bandhiga buugii Miyiga ilaa Madaxtooyada. Hoos ka DAAWO Hadaladiisi.