Xirisi Cali Xaji Xasan Oo Soo Bandhigaya Buug Qoray Oo Uu Ugu Magacdaray Miyiga Illaa Madaxtooyadda

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu soo bandhigayaa buug uu qoray oo uu ugu magacdaray Miyiga illaa Madaxtooyadda, Halkan hoose ka DAAWO