DAAWO: “Muuse Biixi Adduunka Waxa Looga Yaqaan Dagaal Ooge (Warlord)…” Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Biixi Ugu Hanjabay Xil Ka Xayuubin

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Warabe ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO