Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi Oo Ku Ololeeyay Madaxweyne Go’aan Adag Oo Xaalkiisu Hadda Maraayo Dhedo Roob Noqon Wayday..

advertise

Muuse Biixi Oo Ku Ololeeyay Madaxweyne Go’aan Adag Oo Xaalkiisu Hadda Maraayo Dhedo Roob Noqon Wayday..

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii ololaha uu kujiray wuxuu boodh kasta ku xardhay inuu yahay Madaxweyne Go’aan adag.

Tan iyo intii uu Xukunka qabtay oo laga joogo muddo sannad ah waxa soo baxay in aanu muuqan go’aankii adkaa ee uu ku ololeeyay.

Markii ugu horraysay ayaa Magaaladda Hargaysa Degmooyinkeedu dhawaaqyo aanay bulshadu jeclaysan oo ka dhan ah Dawladda Hoose ka soo baxeen, iyadoo Dadku is waydiinayaan halku ku danbeeyay Madaxweynihii go’aanka adkaa. Wax qaybsiga iyo cadaaladda ayaa halkii ugu hoosaysay gaadhay. Geesta kale nabad gelyada iyo go’aamadda xuduudka ayuu go’aan aan adkayn ka muujiyay intii uu Xukunka hayay.

Somalilamdtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top