Connect with us

somalilandtoday.com

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Suuldaaro Waw Halis Ninkay, Rag IsaSeegeene QATAR (Qaybtii 24aad) By: Maxamed Xoosh

Articles

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Suuldaaro Waw Halis Ninkay, Rag IsaSeegeene QATAR (Qaybtii 24aad) By: Maxamed Xoosh

Dalka Qatar Waxa Ahaan Jiray Gobal Yar oo Ka Tirsan Sucuudi Carabiya.

Shirarka Caalamiga ah Waxa Uga Qayb Geli Jiray Wasiirka Arimaha Dibeda

Sucuudiga “Sucuud Alfaysal”

Dalka Yar Qatar Wuxuu Sameeyay Channel ka Aljazeera oo Qayb Weyn Ka

Qaatay Kicintii Bulshaweynta Carabta ee Kelitalisyada Mucangaga Ka

Talinayeen

Dhibtu Waxay Ka Taagan Tahay Dalka Qatar Waxa Ka Taliya Amiir Isna Mucangag Ah

Ma Leh Barlamaan Dadku Doortaan Iyo Gole Guurti

Ma Leh Nidaam Xisbiyo Kala Duwan

Kama Hadli Karto Aljazeera Dhacdooyinka Qatar Gudaheeda Ka Dhaca

“Afgambiyadii Hore”

Ma Jiro Garsoor Madax Banaan “Gabyaa Qatari ah Ayaa Dulmi ku Xidhan”

Markii Laga Helay Khayraadka Badan Heshay Xiligii Amiirkii

Hore Xamad
Iyo Xaaskiisa Muza

Iyo Eng Hindisay Arimaha Dibeda Haystay Hamad bin Jasim

Sadexgeesoodka Waxay Dareemeen In Qatar Maadaama Ay Heleen Hanti Iyo

Khayraad Badan In ay Jirto Cuqdad Yaraysi “Inferiority” Marka La Ag

Dhigo Dawladaha Sucuudiga Maadaama Taariikh Iyo Dad Iyo Dalba Aad u

Yaryihiin

Waxa Khubaradu Ku Tilmaamaan si Loo Barto Qatar Waxay Bixisay Lacago

Badan Ama Ay Uga Xorowdo Dalada Khaliijka

Sideedaba Si Laguu Barto Dunidan Waa Inaad Ahaataa Cudud Ciidan,Cudud

Dad,Cudud Dhaqaale,Goob Muqadas ah oo Diini Ah, Ilbaxnimo Iyo Aqoon

Iyo Technology, Goob Dalxiis….

Dawlada Somaliland May Dhex Istaagin Go’aankii Ay Ka Qaadatay Dhibta

Khaliijka Ka Taagan , Yaa Gardan Iyo Ayaa Sax Ah Kumay Qiimayn Waxay

Ku Qiimaysay Ayaa Inoo Dan ah Ama Xidhiidhkeenu Qoto Dheeryahay

Maxamed Xoosh

mxoosh09@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top