“Dagaalka Tukaraq Shalay Anaa Tageeray Maantase Waan Ka Soo Horjeeda, Xamarna Waan Tagi Karaa “Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Waxa waraysigii ugu adkaa lala yeeshay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ee halkan ka DAAWO waraysigan oo dhammaystiran