DAAWO: “Carruurtii Iyo Haweenkii Ayaanu Tunka Ku Sidanaa Waxaanu Nahay Ciidankii Jiida Hore” Cutub Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Ka Cabanaya Dawladda Hoose Ee Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Cutub ka tirsan Ciidammada Millatariga Somaliland ayaa sheegay in lagu haysto dhulkii ay daganaayeen ee xerada 24-aad ee Magaalada Hargaysa, Waxaanay sheegeen in Maayarka iyo golaha deegaanku Hargaysi ku haystaan dhulkooda, Halkan hoose ka DAAWO