Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah Ee Koonfurta Gobolka Sool Oo Maanta Soo Gabagaboobay Iyo Qodobada Laga Soo Saaray

(SLT-Hargeysa)-Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Usoo Gaba Gaboobay Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah Ee Dhawaan Colaadu Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool Ee Deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo Iyo Dabataag, Halkan hoose ka DAAWO