Duufaano Halis Ah Oo Ku Soo Waajahan Deegano Ka Mid Ah Dhulka Soomaalida Iyo Goorta Ay Ku Beegan Yahiin

(SLT-Hargeysa)-Warar laga helay qaybta saadaasha hawada ee BBC-da waxay sheegayaan in duufaan lagu magacaabo Harricane Cyclone ay ku soo fool leedahay waddammo ka tirsan khaliijka Carabta iyo waddanka Soomaaliya.

Axadda ayay ku soo beegan tahay Soomaaliya , waxaana ay Somaliya ka so cago dhigan doonta deeganada Xeebaha Puntland iyada oo gaadhi doonta ilaa dalka Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO