DAAWO: “Waxaan Ugu Baaqayaa Labada Xisbi Mucaarid Inay Soo Celiyaan Wada-Hadalladii Ay Joojiyeen…” Suldaanka Guud Ee Beesha Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka.

(SLT-Hargeysa)-Suldaan guud ee beesha Madaxweynaha Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye ayaa ka hadlay khilaafka doorashooyinka ee xisbiyadda qaranka, Halkan hoose ka DAAWO